faa'ideyso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. ld faa'iideyso.

Lamidka: faa'iideyso

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faa'iideyso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Wax kororsasho (cid). 2. Ka f.: si dhagari ku jirto cid dan uga fushad. ld faa'ideyso.

Lamidka: faa'ideyso

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur