faa'iideyso
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-stay, -satay)
Macnaha:
- 1. Wax kororsasho (cid). 2. Ka f.: si dhagari ku jirto cid dan uga fushad. ld faa'ideyso.
Lamidka: faa'ideyso
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

