faallood

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. eeg faalloo.

Lamidka: faalloo

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faalloo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Ka f.: wax faallo ka bixin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur