faanfaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Fal kibir ku jiro oo cid muujiso si loogu ammaano. 2. ld faan- faanid.
  2. Fal kibir ku jiro muujin si loogu ammaano.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur