faanfaanidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg faanfaan². ld faanfaan¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
faanfaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Fal kibir ku jiro oo cid muujiso si loogu ammaano. 2. ld faan- faanid.Fal kibir ku jiro muujin si loogu ammaano.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0