faarid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld faarniin. eeg faar². 2. ld farid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faarniin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld faarid (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Caano, dawo, rinji iwm intooda adkaata marka ay kala baxaan.
  2. 1. (f.mg) Caano, dawo iwm bur iyo u biyo u kala bixid. 2. (f.g) ld far².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

farid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg far². ld faarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur