faarsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg faarsan. ld faarsa- naansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faarsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax la faariyey ahaansho (caano).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur