faarsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg faarso. ld faarsad, faarsi.

faarso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Caano faar u yeelasho. 2. Caano faar ka gurasho.

faarsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld faarsasho.

faarsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld faarsasho.
  2. Noocyada kallunka ka mid ah. ld faardi.