faarsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld faarsasho.Noocyada kallunka ka mid ah. ld faardi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
faarsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg faarso. ld faarsad, faarsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
faardiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld faarsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0