faarumaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg faarumayso. ld faarugsasho, faarugsi, faarumaysad, faarumaysasho.

faarumayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Hal la lisayo lugaha dambe kala bixin. 2. Qof meel dheer iska tusid iyadoo aan loo baaqin. ld faarugso.

faarugsasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld faarumaysasho.

faarugsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld faarumaysasho.

faarumaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld faarumaysasho.