Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
- 1. Bur, badar iwm khamiirin. 2. ld faafi.
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
- War, cudur iwm meel si ballaaran ugu baahin. ld faahi, faaxi (2).
Lamidka: faahi, faaxi