Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
War, cudur iwm meel si ballaaran ugu baahin. ld faahi, faaxi (2).
Lamidka: faahi, faaxi
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
Cid magaceed, war iwm baahin. ld faafi.
Lamidka: faafi
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
1. Bur, badar iwm khamiirin. 2. ld faafi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur