faddaaddo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wax shaki leh ama aan caqligal ahayn. 2. Dillaac dhaawac caallirasan. 3. Marin laga bixiyey deyr ama qoqob. 4. ld faddaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faddaro

Qaabnax: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate

Macnaha:

  1. ld faddare.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur