faddaroQaabnax: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine PredicateMacnaha:ld faddare.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
faddareQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:1. F. ah: qof ku dhaqma wax aan diinta Islaamka iyo dhaqanku oggoleyn; nijaas. 2. F. ah: wax nijaasi gaartay. ld faddaro.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0