fadiilQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:Liifad.Lamidka: LiifadSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
liifadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:1. Tidac dun ah, la geliyo feynuusyada gaaska oo marka la shido bixiya iftiin. 2. Bir yar, buntuqa afkiisa hore ku samaysan oo wax lagu shiisho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0