fadqalallo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Qasidda meel xasilloonideeda iyo nabaddeeda la qaso; arbushid; rabsho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

arbushid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg arbush². ld arbush¹ (2), arbushaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rabsho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld rabash¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur