arbushid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg arbush². ld arbush¹ (2), arbushaad.

arbush

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xaalad xasillooni la'aaneed ee cidi ku sugantahay; qas; lab; rabsho. 2. ld arbushid.
  2. Cid xasillooni la'aan badid.

arbushaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld arbushid.