fahmajab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dareenka ku dhaca qof wax weyn filanaayey oo waayey; niyadjab, qalbijab.
  2. Qof wax uu u hanweynaa waayey raallinnimodarro dareemid.