fahmajabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dareenka ku dhaca qof wax weyn filanaayey oo waayey; niyadjab, qalbijab.Qof wax uu u hanweynaa waayey raallinnimodarro dareemid.