Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
Kitaabka, meesha lagu qoro fasallada iyo kiiba bogga laga helo; tusmo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha:
1. Hab reer miyigu u dego meel cusub. 2. Calaamad la dhigo meel la degi rabo. 3. Taxanaha cinwaanada buug.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur