fajicid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fajac².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fajac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Amankaag; ashqaraar; yaab.
  2. Si aad ah wax ula yaabid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur