Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Amankaag; ashqaraar; yaab.
Si aad ah wax ula yaabid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Amakaag; irkig; abyan; fajac.
1. Ku yaab/ka yaab: dhacdo qof sameeyey la fajicid. 2. U yaab: wax dhibaato uga baqid (cid). 3. Ka yaab: dhibaato ka baqid (cid). 4. Isla yaab: cid fal ay samaysay ka qoomamayn.
Lamidka: abyan, amakaag, fajac, irkig
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur