Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg falaad².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-ddo/-dyo, m.dh)
Macnaha:
1. Fal aan ujeeddo lahayn oo waqtiga lagu lumiyo. 2. Anshax, dhaqan.
Hawl aan ujeeddo laga lahayn oo waqtiga lagu luminayo qabasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur