falaanfalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Sixir. ld falaanful¹.Cid sixrid. ld falaanful².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
sixirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Farsamo ku dhisan aqoon qarsoon oo la moodo in ay saamays weyn leedahay oo cid wax lagu yeeli karo; falfal.Nooc siilaanyada ka mid ah oo dusha ku leh midabbo.Cid sixir wax ku yeelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
falaanfulQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld falaanfal¹.ld falaanfal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0