sixir
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Farsamo ku dhisan aqoon qarsoon oo la moodo in ay saamays weyn leedahay oo cid wax lagu yeeli karo; falfal.
- Nooc siilaanyada ka mid ah oo dusha ku leh midabbo.
- Cid sixir wax ku yeelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

