falfalliirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Digir dubkii laga qaaday oo aad loo kariyey. 2. (m.u) Jeexjeexa qori qallalan yeesho.Wax sida qori iwm falfalliir u yeelid.