falfalliir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Digir dubkii laga qaaday oo aad loo kariyey. 2. (m.u) Jeexjeexa qori qallalan yeesho.
  2. Wax sida qori iwm falfalliir u yeelid.