faneeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-neeyay, -naysay)Macnaha:Faras la saaranyahay cid kale fan ka saarid. ld fangeli.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
fangeliQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:ld fanee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0