bandhig
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Keenidda meel fagaare ah wax-soo-saar warshadeed, beereed, faneed iwm si loo daawado. 2. ld bandhigid.
- Alaab ganacsi ama faneed iwm meel fagaar ah dadweynaha ugu dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

