fannaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-niin/-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Nin masrax ka heesa. 2. Nin fanka ku xeel dheer.