faqdiiran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax cararaya meel fog ka sii muuqasho. 2. Qof, qof kale oo hawl haya isagoo dul taagan kuurid. ld fakiiran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fakiiran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. ld faqdiiran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur