faqiirow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday)

Macnaha:

  1. ld faqiir².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faqiir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro/fuqaraa, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof dan yar ah oo aan hanti lahayn; cayr, sabool.
  2. Faqiir noqosho. ld faqiirow, faqri².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur