faqiirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro/fuqaraa, m.dh)Macnaha:Qof dan yar ah oo aan hanti lahayn; cayr, sabool.Faqiir noqosho. ld faqiirow, faqri².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
faqiirowQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-oobay, -owday)Macnaha:ld faqiir².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
faqriQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hanti la'aan. 2. F. ah: qof aan hanti lahayn.ld faqiir².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0