faraar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld farraar.

farraar

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Labada ganood ee ul, hangool, iwm hal cirif ku leeyahay midkood. ld faraar.