tafarraruqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg tafaraaruq². ld tafarruqid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
tafaraaruqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-qyo, m.dh)Macnaha:Ismaandhaaf awgiisa loo kala tago. ld tafarruq¹.Ismaan-dhaaf awgiisa ku kala tegid (dad). ld tafarruq².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
tafarruqidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld tafaraaruqid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0