faraati

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Shay farta la gashado xarrago darteed. 2. Ilmasidaha afkiisa (minka).