kaatuunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-uummo, m.dh)Macnaha:Shay ka samaysan badanaa macdan qaali ah oo qurux darteed faraha gacmaha loo gashado; marwad, faraati, fargashi. ld kaatun.