faraggal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (daaw.) Cudur faraha gala oo u yeela dhaawacyo aad u xanuun badan. 2. ld farammar. ld fargal (2).

farammar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wax gacanta la geliyo ama lagu duubo marka hawl adag la qabanayo. 2. ld faraggal.