farammarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wax gacanta la geliyo ama lagu duubo marka hawl adag la qabanayo. 2. ld faraggal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
faraggalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (daaw.) Cudur faraha gala oo u yeela dhaawacyo aad u xanuun badan. 2. ld farammar. ld fargal (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00