farajannaysasho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg farajannayso. ld farajannaysad, farajannaysi, farajucsad, farajucsa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

farajannayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Faraha xubnahooda jucsasho. ld farajucso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

farajannaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld farajannaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

farajannaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld farajannaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

farajucsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld farajannaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur