farajannayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Faraha xubnahooda jucsasho. ld farajucso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

farajucso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld farajannayso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur