farammarooqsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg farammarooqso. ld farammarooqsad, farammarooqsi, faraammaroorsad.

farammarooqso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Ka f.: qof wax gacanta ugu jirey xoog uga qaadasho. ld farammaroorso.

farammarooqsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld farammarooqsasho.

farammarooqsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld farammarooqsasho.