farammarooqsoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Ka f.: qof wax gacanta ugu jirey xoog uga qaadasho. ld farammaroorso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
farammaroorsoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:ld farammarooqso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0