faraxalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg faraxal². ld faradhaqid.

faraxal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Biyo yar oo faraha lagu dhaqo. ld faradhaq¹, farammayr.
  2. Cid gacmo u dhaqid. ld faradhaq².

faradhaqid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld faraxalid.