faraxalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Biyo yar oo faraha lagu dhaqo. ld faradhaq¹, farammayr.Cid gacmo u dhaqid. ld faradhaq².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
faradhaqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld faraxal¹.ld faraxal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
farammayrQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld faraxal¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00