farbarasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Barashada qoridda iyo akhrinta ee af. 2. Aqoonta qaabbilsan qurxinta habka qoridda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur