fargeetoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:1. Shay maacuunka ka mid ah, faro leh oo loo adeegsado in wax lagu cuno. 2. Faraley.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
faraleyQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld Farammaggooggo; ld farooley.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0