farjaawiQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:ld jaawi².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jaawiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld jaawe.1. ld farjaawi, farjawi. Fardhexada iyo suulka gacanta oo si xoog ah laysugu xoqo ka shanqarin; suuldhabaalayn. 2. Haad turub ka yamxeerin (ciyaar turub).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0