jaawinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jaawi². ld farjaawin, farjaawis, farjawin, farjawis, jaawis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jaawiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld jaawe.1. ld farjaawi, farjawi. Fardhexada iyo suulka gacanta oo si xoog ah laysugu xoqo ka shanqarin; suuldhabaalayn. 2. Haad turub ka yamxeerin (ciyaar turub).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
farjaawinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld jaawin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
farjaawisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld jaawin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
farjawinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld jaawin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
farjawisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld jaawin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
jaawisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld jaawin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0