farkannixidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg farkannax². ld farakannixid, fargannixid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
farkannaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dareen cabsi leh oo qofka ku dhaliya in uu wax gacmahiisa ku jira xukumi kari waayo. ld farakannax¹, fargannax¹.Dareen cabsi leh oo qofka ku dhaliya in uu wax gacmahiisa ku jira xukumi kari waayid. ld farakannax², fargannax².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
farakannixidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld farkannixid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
fargannixidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld farkannixid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0